(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymihii xalay ka dhacay Sh/hoose

Ciidamada Maraykanka ayaa war ka soo saaray duqeymo xalay dayuuradahoodu ka geysteen degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose War-saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in illaa afar weerar ay xalay ka geysteen Sh/hoose. Labo ka mid ah weerarada ayaa lagu sheegay War-saxaafadeedka inay ka dhaceen degaanka Kuunya Barow, mid kalena … Continue reading (Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymihii xalay ka dhacay Sh/hoose